Guddomiyaha Dagmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose oo sheegay in ay Daawo la’aan ka jirto Isbitaalka Guud ee Dagmadaasi.

0
202

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha degmada afmadow maxamed cabdullahi cismaan ayaa ugu baaqay Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowlada fadaraalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Jubbalaand in wax laga qabto Daawo la’aanta ka jirta Isbitaalka guud ee Dagmada Afmadow.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya