Aabe Soomaaliyeed oo ku nool Deegaanka Dhoobley oo kawarbixiyay Farsamada Ciladbixinta Computerada oo u ku shaqeysanay in kabadan 25 Sano.

0
196

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maxamed Saalax waa Aabe Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka jubbada Hoose waxaa uu in muda ah u ku jiray Cilad bixinta computarada

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa