Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka muruqmaalka ah ee ku xamaasha gaari gacanka ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo food saartay shaqo la’aan, ka dib markii gudaha magaalada Kismaayo ku soo bateen gaadiidka yar yar ee takaasida oo qaadaya Shaqooyinkii ay hayeen dadka alaabta ku riixa gaadhi gacanka.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya