Dadka ku ganacsada Cooshadaha yar-yar ee Deegaanka Dhoobley oo codsaday in loo dhiso Suuq ay ku ganacsadaan.

0
174

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku ganacsada Cooshadaha yar-yar ee Deegaanka Dhoobley ayaa codsaday in loo dhiso Suuq ay ku ganacsadaan maadama ayna heysanin hoy ay kaga gabadaan qoraxda.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa.