Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Xaafadda Danwadaag ee Magaalada Dhoobley u dhegax dhigay Masaajid laga hirgalin doono xaafadaasi kaasi oo ay baahi weyn ay u qabeen bulshada Dagan Danwadaag.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa ka warmeysa.