Aqoonyahnada Deegaanka dhoobley oo Dhalinyarada Uga Digay isticmaalka Maandooriyaasha.

0
263

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cabdi khadar maxamuud oo kamid ah dhakhaatiirta ka hawl gala deegaanka dhoobley ayaa dhalinyarada deegaanka uga digay Cunista maandooriyaha, iyadoo dadka ugu badan ee isticmaala ay yihiin dhalinyarada.

Khadar Axmed Salaan ayaa ka warramaya