Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Wacyigelinta Ku Xadgudubka Waayeelka Adduunka waxaa la bilaabay Juun 15, 2006 oo ay soo saareen Shabakadda Caalamiga ah ee Ka Hortagga Xadgudubka Waayeelka.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan inooga diyaariyay