Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiye ku xigeenka degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ugu baaqay Dowlad Goboleedka Jubbalaand iyo Haa’yadaha Samafalka in gurmad lala soo gaadho dadka ku nool Jasiiradaha Dagmada Badhaadhe oo ay soo wajahday biyo yari baahsan.
Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa ka waramaya.