Warbixin:-Daqaatiirta oo ka digay Cayilka xad dhaafka ah.

0
160

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cayilka xad dhaaf ah ayaa halis caafimaad ku haya qaar badan oo kamid ah bulshada Caalamka.

Dr Mahdi Maxamed Maxamud ayaa Radio Sanguuni uga warbixiyay saameynta caafimaad ee laxariira cayilka xad dhaafka ah.

Maxamed Cali samow.ayaa ka warmaya.