Dhaqaatiirta oo ka digay isticmaalka Cuntooyinka aadka Loo Warshadeeyay

0
219

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo meelo badan oo dunida ka tirsan laga isticmaalo cuntooyinka warshadaha soo maray, ayaa hadana waxaa jira halis caafimaadka oo ka dhalan karta isticmaalka cuntooyiinkaasi.

Diktoor cabdiwahaab baaruud oo kamid ah dhaqaatiirta ka hawl gala deegaanka dhoobley ayaa kawarbixiyay dhibaatooyiinka caafimaad ee laxariira isticmaalka cuntooyiinka aadka loo warshadeeyay.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya