Sanad walba 31 maajo oo guud ahaan Dunida laga xuso Maalinta Caalamiga ee kahortaga Tubaakada.

0
263

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda cafimaadka Aduunka ee WHO ayaa u asteysay 31 maajo in dunida laga xuso sanad walbo maalinta caalamiga ah ee kahortaga Tubaakada Aduunka, taasi oo ay sanadkiiba u dhintaan ku dhawaad 8 million qof.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramya