Nalalka Cad-ceedda ku shaqeeya oo laga hirgaliyay Deegaanka Baarka

0
196

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka gobalka Jubbada hoose iyo xubna ka socday Wasaaradda Macdanta Tamarta iyo biyaha Jubbaland ayaa waxaa ay xariga ka jareen mashruuca layrarka ku shaqeeya Cad-Ceeda kuwaas oo dhawaan laga hir galiyey deegaanka Baarka ee hoostaga degmada Jamaamo ee gobalka Jubbada hoose.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya