Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka xaamilada ah ayaa xiliga dhalmada soo wajahda xaalad adag oo ah in lakala badbaadiyo iyada iyo ubadka ay caloosha kusido tallabadaasi oo ugu dambeyn sababta in hooyada lagu sameeyo qaliin.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa