WARARKA Maamulka Deegaanka Dhoobley oo kulan la qaatay Ganacsatada Degaanka. By admin - May 26, 2021 0 194 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan logaga hadlayay sidii wax loogu qaban lahaa dadkii dhawaan dhibtu ka soo gaadhay dabkii ka kacay goob lagu iibiyo Shidaal ayaa lagu qabtay Magaalada Dhoobley. Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/05/Warka-Xasan-ee-Kulanka-Ganacsatada-iyo-Maamulka-Deegaanka-Dhoobley.mp3