Ganacsiyo horey aan Deegaanka uga jirin oo lagu soo kordhiyay Dhoobley.

0
484

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Goob lagu iibiyo ubaxyada iyo hadiyadaha ay lamaanayaashu is gudoonsiiyaan ayaa laga furay magaalada dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose taasi oo aan Deegaanka horay uga jirin.

Cabdullaahi Cabdcasiis Siraad. ayaa ka warramaya