Dhalinyarada ku shaqeysta xirfada dhisida guryaha oo sheegay in makiinadaha lagu qaso Shamiitada ay sameyn u ku yeelatay shaqadooda.

0
229

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada muruqmaalka ah ee ku shaqeysta xirfada dhisida guryaha gaar ahaan kuwa shaqadoodu tahay inay isku qasaan Dhagaxa iyo Shamiitada ayaa sheegay in ay samayn ku yeelatay shaqadooda makiinadaha lagu qaso
Shamiitada oo dhawaan lagu soo kordhiyay Deegaanka Dhoobley.

MaxamedCali Samow.ayaa ka warramaya