WARARKA Sidee ayey u shaqeysaa Qeybta Sheybaarka Isbitaalka guud ee Magaalada Dhoobley? By admin - May 22, 2021 0 214 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Siyaad maxamed cabdi oo ah madaxa shaybaarka isbitaalka guud ee magaalada dhoobley oo radio sanguuni la hadlay ayaa kawarbixiyay sida ay u shaqeyso qeybta sheybaarka. Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/05/warka-khadar-sida-uu-ushaqeeyo-shaybaarka-guud-ee-isbitaalka-dhobley.mp3