Dadka ka ganacsada Ganacsiyada yar yar oo inooga warramay heerka ay ka gaareen Ganacsigooda

0
205

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsigu waa howl macmiilka iyo ganacsadaha ay isku dhaafsanayaan badeeco iyo wax kale oo nafci leh sida lacag, inta badan waxa uu ka bilowdaa meel hoose isaga oo wata caqabadahiisa.

Aadan bile xassan oo kamid ah ganacsatada deegaanka dhoobley waxaa uu hada iibiyaa qalabka electronika noocyadiisa kala duwan kaa oo awal uusan iibin jirin.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya