Barakacayaasha Danwadaag ee Magaalada Dhoobley oo sheegay in ay xooga saarayaan nadaafadda si looga hortago cudurka Covid-19.

0
202

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Barakacayaasha ku nool Xaafada Danwadaag ee Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa bilaabay kor u qaadista nadaafadda xaafadasi si looga hortago cudurka Covid-19.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya