Hooyooyinka iibiya Caanaha ee Deegaanka Dhoobley oo Codsaday in lagu caawiyo Finijeero ay Caanaha ku keydsadaan.

0
251

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Hooyooyinka ku nool Magaalada Dhoobley ee ka ganacsada Caanaha ayaa Maamulka Deegaanka Dhoobley iyo haa’yadaha samafalka ka codsaday in lagu caawiyo fiinijeero ay ku keydsadaan caanaha.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya