Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee dalka oo daahfurtay buugaag ku qoran farta Bareelka

0
203

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa daahfurtay buugaag ku qoran farta bareelka oo loogu talogalay ardeyda araga la’ ee dhigta fasalka koowaad ilaa sideedaad.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan ku eegaya