Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha Lagu saaro Cilaanka isla markaana lagu qurxiyo dumarka ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul aad u badan oo la xiriira u diyaar garowga Munaasadaba Maalinta Ciidul fidriga oo aay maalmo kooban ka harsanyihiin.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa