Timo-jarayaasha Magaalada Dhoobley oo mashquul badan laga dareemayo.

0
281

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha Timo jarayaasha Deegaanka dhoobley ayaa siweyn loga Daremayaa u diyaar garawga munsaasabada ciidul fidriga ee Fooda nagu soo heysa.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa.