Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Dhalinyarada ilays oo kaashanaya Ganacsatada Deegaanka iyo Culumada Magaalada ayaa u qeybiyay deeq Dhar ah in kabadan 90 caruur oo agoon ah kuna nool Magaalada Dhoobley.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya