Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xaafada Danwadaag ee Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah ayey Maamulka Deegaanka Dhoobley ka dhagax dhigeen iskuul larabo inay wax ka bartaan da’yarta waxbarasho la’anta ah ee dagan Xaafadaasi Danwadaag.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa