Guddoomiyaha Deegaanka Dhoobley oo balan qaaday in bulshada Deegaanku ay adegyo Caafimaad oo dhameystiran heli doonaan.

0
199

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Deegaanka Dhoobley Siyaad Maxamed Xassan ayaa balan qaaday in ay bulshada Deegaanku adegyo Caafimaad oo dhameystiran kali heli doonaan Isbitaalka guud ee Deegaanka.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa warbixintan ku eegaya