Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Korinta jir ahaan iyo maskax ahaan caruurta iney waalidka ka helaan waa arin waalid kasta laga rabo inuu sameeyo, hasayeeshe Bisha barakeysan ee ramadaan ayaa mararka qaarkood waxaa dhacda in caruurta aysan helin cunooyiinki qanaacaadka lahaa ee ay heli jireen inta aysanin dhalinin bisha ramadaan taa badelkeedana lasiiyo rashiinka baryay.
Cabdullahi Cabdicasis Siraad. ayaa warbixintan inooga diyaariyay