Sare u kac ku yimid qiimaha lagu iibiyo Barafka oo suuqyada barafka ee Magaalada Dhoobley laga daremayo

0
369

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxaa ay kamid tahay Magaalooyinka kulul ee Dalkeena, waxaana siweyn loga isticmaala Barafka, taasi oo ay jirto ayaa waxaa maalmihii u danbeeyay laga dareemayay sare u kac ku yimid qiimaha lagu iibiyo barafka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa