WARARKA Maamulka Magaalada Dhoobley oo gaarsiiyay deeq dawo ah Isbitaalka guud ee Deegaanka By admin - April 23, 2021 0 256 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka magaalada dhoobley iyo ciidamada nabad ilaalinta ee africa qeybtooda kenya ayaa gaarsiiyey deeq dawo ah isbitaalka guud ee magaalada dhoobley. Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/04/warka-hamdi-mamulka-isitalka-garsiyey-deq-dawo-ah-by-hamdi.mp3