Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay hormuud u yihiin aayaha dalka iyaga oo sare u qaadaya nolosha boqolal qof,Deeqa siraad iyo shukriya cusman waxey kamid yihiin haweenka waxbartay kana shaqeeya isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee magaalada dboobley.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya