WARARKA Covid-19 oo sameyn ku yeshay Ganacsatada yar-yar ee Xaafada Danwadaag ee Deegaanka Dhoobley. By admin - April 18, 2021 0 274 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada yar-yar ee xaafada Danwadaag ee Duleedka Magaalada Dhoobley ayaa sheegay in u saameyn ku yeshay ganacsigooda soo laba kacleynta Covid19. Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa ka warramaya. https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/04/Warka-Xasan-ee-saameynta-Covid-19-ee-Ganacsatada-Danwadaag.mp3