WARARKA Barakacayaaasha Danwadaag ee Magaalada Dhoobley oo codsaday in lacaawiyo By admin - April 14, 2021 0 302 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Barakacayaasha ku sugan xaafada danwadaag ee magalada dhoobley ayaa sheegay inay wajahayaan duruufo adag waxayna codsadeen in loo gargaaro bisha barakeysan ee ramadaan. Khadar Axmed salaan ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/04/warka-khadar-barakacayaasha-danwdaag-oo-codsaday-inlagacawiyo-dhanka-afurka.mp3