Dhalinyarada Deegaanka Dhoobley oo ka hadlay sababta ay u door bidaan Waxbarashada Dibada.

0
245

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa ka hadlay sababaha ay waxbarashada gudaha dalka uga door bidaan tan Dibada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan inooga diyaariyay