Diyaar garowga bisha Ramadaan oo Suuqyada Magaalada Dhoobley laga dareemayo

0
238

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo ay fooda nagusoo heyso bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa bulshada ku nool Magaalada Dhoobley diyaar garow ugu jiraan soo dhaweynta bisha barakeysan.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inoog diyaarisay