Man United, Tottenham, Atletico Madrid, Sevilla, Valencia & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub

0
487

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulamo ka tirsan horyaallada ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, waxaana ay kala yihiin, Premier League, La Liga, Bundesliga dalka Jarmalka iyo horyaalka Ligue 1 ee dalka France.

Man United ayaa soo dhoweynaysa Brighton, Tottenham ayaa booqanaysa Newcastle United, halka Aston Villa ay soo dhoweynayso Fulham kulammo qeyb ka ah horyaalka Premier League.

Dhinaca kale horyaalka La Liga Kooxda Atletico Madrid ayaa booqanaysa Sevilla, halka Valencia ay u safreyso Cadiz.

Kulammo ka tirsan horyaallada Bundeliga Jarmalka iyo Ligue 1 France ayaa sidoo kale la ciyaari doonaa maanta iyo caawa inkastoo aan la dheeli doonin kulammo ka tirsan horyaalka Serie A.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada ugu waa weyn Yurub & saacadaha ay soo geli doonaan xilliga geeska Afrika:-

ENGLAND – PREMIER LEAGUE

02:00 Duhurnimo Southampton vs Burnley

04:05 Galabnimo Newcastle United vs Tottenham Hotspur

06:30 Habeennimo Aston Villa vs Fulham

09:30 Habeennimo Manchester United vs Brighton & Hove Albion

SPAIN – LALIGA SANTANDER

03:00 Galabnimo Deportivo Alaves vs Celta Vigo

05:15 Galabnimo Elche vs Real Betis

07:30 Fiidnimo Cadiz vs Valencia

10:00 Habeennimo Sevilla vs Atletico Madrid

GERMANY – BUNDESLIGA

04:30 Galabnimo VfB Stuttgart vs Werder Bremen

07:00 Fiidnimo Union Berlin vs Hertha Berlin

FRANCE – LIGUE 1

02:00 Duhurnimo Angers vs Montpellier

04:00 Galabnimo Bordeaux vs Strasbourg

04:00 Galabnimo Lorient vs Brest

04:00 Galabnimo Nantes vs Nice

04:00 Galabnimo Reims vs Rennes

06:05 Maqribnimo Nimes vs Saint-Etienne

10:00 Habeennimo Marseille vs Dijon