Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyinkii danbe waxaa Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubada Hoose ku soo badanayay dadka Ajaaniibta kuwaasi oo ganacsiyo yar yar ka hirgaliyay Deegaanka.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan inooga diyaariyay
Audio Player