Maamulka Deegaanka Dhoobley oo shegay in ay u dhisayaan gobo ay ku ganacsadaan Haweenka ku shaqeysta hareeraha Wadooyinka ee Magaalada.

0
303

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay hormuud u yihiin aayaha Dalka iyaga oo sare u qaadaya nolosha boqollaal qof. Gudomiyaha Deegaanka Dhoobley ayaa sheegay in ay Haweenka ku ganacsada hareeraha Wadooyiinka ay u dhisi doonaan Goobo ay ku ganacsadan.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan inooga diyaarisay