Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa mudooyiinki u danbeeyay samaeynayay hal abuuro Ganacsi oo cusub kaasi oo aan Deegaanka horay ugu jirin.
Qaar kamid ah Dhalinyaradasi ayaa ka hirgaliyay Magaalada goobo Ganacsi oo lagu iibiyo Dharka Isports-ka.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya