Dhaqaatiirta ka howl gala Isbitaalka guud ee Magaalada Dhoobley oo ka warbixiyay talaalka ay siiyaan caruurta ku dhasha Isbitaalka.

0
216

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Talaalka caruurta la siiyo xiliga ay dhashaan waa mid kor loogu qaadaayo difaaca jidhka ee ilmaha yar si’ uu iskaga difaaco xanuuno badan oo lagayaabo inay ilamaha waxyeelo badan soo gaadhsiin lahaa hadii ay haleelaan.

Maxamed Cali Samow ayaa ka warramaya