Kulan lagu dhiirigalinayay Arday baratay xirfadaha farsamada gacanta oo lagu qabtay Degmada Afmadow.

0
216

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kulan lagu dhiirigalinayay Arday baratay xirfadaha farsamada gacanta ayaa lagu qabtay Degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa ka warrameysa.