Maamulka Magaalada Dhobley iyo bulshada Deegaanka oo iska kaashaday sidii biyo xir loogu sameyn lahaa biyo mareenada soo gala Magaalada.

0
272

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Dhoobley iyo shacabka ayaa si wada jir ah u sameeyay biyo xireeno loogaga hortagayo fatahaadaha biyaha ee ku yimaada Magaalada xili Robaadka.

Xamdi Sugow Lamaane.ayaa ka warrameysa.