Maamulka Degmada Afmadow oo kulan la qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Degmada

0
277

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Afmadow ayaa kulan ku saabsan sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha as-aasiga ah ee ka jira Degmada la qaatay ururada bulshada.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya