Bulshada Ku nool Degaanka Dag-alima oo codsaday in loo keeno adeega koroontada.

0
217

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Ku nool Degaanka Dag-alima ayaa codsaday in loo keeno adeega koroontada madaama in mudo ahba ay wajahayeen koronta la,aan kajirta Deegaanka.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa.