Xaruumaha qur’aan saarka ee dadka lagu daweeyo oo Deegaanka Dhoobley kuso badanayo.

0
251

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta Daarul Shifaa waxaa ay kamid tahay xaruumaha ku yaala Magaalada Dhoobley ee lagu quraan saaro dadka la xanuusanaya xanuunada jinka, isha iyo waliba xanuunada dhanka dhimirka, Maamulka Xarunta daarul shifa ee Magaalada Dhoobley ayaa radio sanguuni uga warbixiyay waxa ay qabato xaruntaasi.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya.