Kiisaska cudurka Karoonaha ee Soomaaliya oo sii kordhay

0
244

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 968

o Laga Helay: 109
o Somaliland: 52
o Koonfur galbeed: 32
o Banadir: 14
o Jubaland: 8
o Galmudug: 2
o Hirshabelle: 1

o Lab: 68
o Dhedig: 41

o Dhimasho:6 (Banadir:2 , Somaliland:2,Koonfurgalbeed:2)
o Bogsashada: 47,

Tirada Guud ee Laga Helay: 9,437
Bogsashada Guud: 4,306
Dhimashada Guud: 385