Munaasabad Shahaadooyiin lagu gudonsiinayay Haween bartay farsamada gacanta oo lagu qabtay Magaalada Dhoobley.

0
207

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabada Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay ku dhawaad 25 Gabdhood oo bartay xirfada Cilaan saarka  ayaa lagu qabtay xarunta tababarada Haweenka ee Deegaanka Dhoobley.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa.