Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Barashada korontadu ma ahan arin sahlan balse waa arin u baahan Samir iyo dulqaad lehna caqabadaheeda taasi oo jirta ayaa hadana waxaa jira Dhalinyaro u dhabar adeega caqabadaahasi oo barta xirfadda Korontada.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warbixin inooga diyaarisay.