Maamulka Mac-hadka Imaam Nawawi ee Deegaanka Dhoobley oo ka warbixiyay xaaladda waxbarasho ee Mac-hadka.

0
218

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Machadka imaam nawawi waxaa uu kamid yahay Machadyada ku yaala Magaalada Dhoobley. Machadka ayaa ardayda lagu baraa qur,aanka kariimka ah iyo aasaasiyaadka Shareecada Islaamka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixin inooga diyaariyay.