Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Aduunka oo maanta Dunida laga xusay.

0
240

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka ayaa waxaa looga dabaaldegaa adduunka 8 Maarso sannad kasta. Meelo kala duwan oo adduunka ah diiradda dabaaldegyadu waxay ay kala yihiin dabaaldegga guud ee ixtiraamka, qadarinta iyo jacaylka haweenka.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya.