Biyo yarida ka jirta qeybo kamid ah Xaafadaha Magaalada Dhoobley oo sababtay in siweyn loo isticmaaalo biyaha gaari dameerrada.

0
279

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Biyo yarida ka jirta qeybo kamid ah xaafadaha Magaalada Dhobley ayaa sababtay in si weyn loo isticmaalo biyaha lagu soo dhamiyo gaari dameerka halka awal dadku isticmaali jireen tuubooyinka guriyaha la gashto.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa ka warrameysa